Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah+Dhagayso:-Xildhibaan Cabdi Bare Yusuf Jabrii “Mashaariicda Puntland ee loo Wareejiyey Galmudug waa Khiyaamo Qaran oo Daciifnimo ah”

$
0
0

CabdibareXildhibaan Cabdi Bare Yusuf Jabril oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagana soo doorto Puntland ayaa si kulul uga hadlay warar la helay Mashaariic ay Puntland leedahay oo ay Dowlada Federaalku u weecisay Galmudug.

Xildhibaanku wuxuu yiri “Waxaa nasiib daro ah oo aanan anigu fahmin sababta ay Masuuliyiinta ka dambeeyey Falkaan ay u hunguriyeeyeen Mashaariic Puntland ay bilow ilas dhameystir ay kasoo dhameysteen Aduunka, Sidaan wada ognahayna Soomaaliya Aduunkoo dhan baa wax u ogol inay caawiyaan, waay ay iyaguna Aduunkaas wax u waydiisan waayeen intey Khiyaamada noocaan ah ku dhaqaaqayaan.

Hoos ka dhagayso Waraysiga oo dhameystiran, Waxaa Waraystey Xildhibaanka Radio Daljir.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles