Xildhibaan Cabdi Bare Yusuf Jabril oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay kulankii jamcada 20.å5.2016 dhex maray Xildhibaanada ee looga arinsanayay meelmarinta Heshiiskii Garowe ee hanaanka Doorashada.
Xildhibaanku wuxuu kaloo ka hadley merqaamka ay yeelanayso Muqdisho ee hoos ka dhagayso.