Xubnaha joogtada ah ee Golaha Amaanka Qaramada oo maanta Muqdisho soo gaaray ayaa waxay la kulmayaan Madaxda Dalka u sareysa iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Madaxweyne Gaas iyo Beesha Caalamku waxay kawada hadlayaan hanaanka Doorashooyinka Soomaaliya.
Faahfaahinta warkaan filo goor dhow.
Puntlandi.com
Muqdisho