Gudoomiyaha Baarlamasnka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaanada ku wargaliyey in beri oo Khamiis ah ay iskasoo xaadiriyaan Xarunta Baarlamaanka.
Xildhibaanada ayaa Fariinta loogu sheegey iney usoo diyaar garoobaan shaqo dheer oo qaadaneysa labada galin beri oo khamiisa.
Ajandaha horyaal waa Heshiiskii Garowe.
Waxaa labada galin laga doodayaa Heshiiskii Garowe, ka dibna cod ayaa loo qaadayaa.
Dhinscale isla caawa markii Xildhibaanada la wargaliyey waxaa bilowday olole iyo shirar.
Puntlandi.com