Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh ayaa maanta wuxuu u duulayaa Magaalada Washington DC ee Caasimada Maraykanka.
Madaxweynaha ayaa wuxuu ka qayb galayaa shir looga hadlayo ladagaalanka Argagixisada iyo guud ahaan Amaanka geeska Afrika.
Puntlandi.com