Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr.Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa wuxuu soo gaaray Garowe.
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya ayaa waxay qayb ka ahaanayaan oo ka qayb galayaan dhameystirka wadahadaladii u socdey Puntland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.