Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dawlada Puntland oo Shir jaraa’id oo deg deg ah ku qabanaysa Madaxtooyada

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Dawlada Puntland ayaa markii ugu horaysay ka hadlaysa Kooxda Shabaab ee soo galay Puntland,kuwaas oo tiradoodu ka badan tahay Afar Boqol oo qof.
Wasiirada amniga iyo Warfaafinta Puntland ayaa Saxaafadda kula hadlaya Madaxtooyada Puntland,waxayna faahfaahin ka bixinayaan Argagixisada soo galay dhulka Puntland.

Wariyaha Puntlandi ee Garowe ayaa idiin soo tabin doona shirka jaraa’id.

Akhriste hanaga fogaan si aad u hesho Wararkii ugu dambeeyay.

PUNTLANDI
GAROWE


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles