Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Madaxweyne Gaas oo soo gaabiyey safarkiisii Maraykanka hadana kusoo wajahan Garowe

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo gaabiyey Safarkiisii Maraykanka wuxuuna hada kusoo wajahan yahay Garowe.

Madaxweynaha ayaa Xalay wuxuu ka duuley Magaalada Minneapolis isagoo kusii jeeda Washintong oo uu kulan gaaban Washington DC kula yeelan doono Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Maraykanka wuxuuna kadib usoo duuli doonaa Adis ababa.

Madaxweybaha ayaa safarkiisa soo koobay kadib markii ay Al-shabaab soo galeen deegaanada Puntland.

Sawiradaan waa Madaxweynaha oo soo afmeerey safarkiisii Minneapolis kunasii jeeda Washington.
Screenshot_2016-03-14-19-57-10-1Screenshot_2016-03-14-19-57-21-1

Screenshot_2016-03-14-19-57-03-1Screenshot_2016-03-14-21-32-59-1


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles