iNNA LIL LAAHI WAA INNAA IlEYHI RAAJICUUN
Waxaa maanta oo jamce ah 11 maarso 2016 ku geeriyootey Bosaso Alla ha u naxariistee Hooyo Asli Axmed Salax.
Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Caruurtii ay ka geeriyootay Marxuumadu, Waxaa kaloo tacsi loo dirayaa Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta.
Gaar ahaa waxaa loo tacsiyeynayaa Caruurteedii iyo Saygeedii Maxamed Axmed Faahiye (Farmashiye) iyo REER AXMED SAALAX.
Maamulka iyo Howlwadeenada shabakda Puntlandi waxay si gaara ugu tacsiyeynayaan Burhaan Maxamed Farmashiye oo ku nool Columbus Ohio geerida ku timid Hooyadiis Marxuumad Asli Axmed Saalax, Waxaan leenahay Saaxiib illaahay Samir hakaa siiyo hooyo iyadana ilaahay Qabriga ha u waasiciyo iyo janatul Fardowsa in illaahay geeyo.
Aaamiin Aaamiin Aaamiin
Waxaa tacsida loo dirayaa Caruurtii Marxuumada
Burhan Maxamed Axmed Faahiye ( Reer FARMASHIYE)
Fadumo Maxaxmed AXMED Faahiye
Safiyo Maxamed AXMED FAAHIYE
Saciid Maxamed AXMED FAAHIYE
Deeqo Maxamed Axmed
Sahro Maxamed AXMED FAAHIYE
Abduqadir Maxamed Ahmed Faahiye
Amal Maxamed AXMED FAAHIYE
Kafaaya Maxamed Ahmed Faahiye
hibaaq Ahmed
Kaltuun Maxamed Axmed
Iyo dhamaan reer Axmed Saalah Iyo caruurtii ay dhaleen!