Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ah oo gilgiley caawa qaybo ka mid ah Xaafadaha ku teedsan Madaxtooyada Villa Soomalia magaalada Muqdisho.
Ilo ka agdhow Villada ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in aysan Qaraxyadu gaarsiisneyn Madaxtooyada nawaaxigeeda lakiin cabsi ayaa jirta sida aan warka ku heleyno.
Qaraxyada ayaa ahaa kuwo is xig xiga lamana oga noocood.
faahfaahinta dhowaan naga filo