Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Baaq–Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Holland iyo Beljamka oo baaq u diraya Madaxweyne Gaas iyo Madaxweyne Axmed Madoobe

$
0
0

 Flag-Pins-Netherlands-Belgium-300x240Baaq Taageero ah Jaaliyadaha Puntland iyo Jubland ee wadamada Benlux ,( Belgium, Holland iyo Luxembourg,)  waxaan taagaraynaa mooqifka ah in laga gudbo nidaamkii ceebta ahaa ee foosha xumaa kaas oo ahaa 4.5 in wax lagu qaybsado mardame,  waa in la tixgaliyo heshiiskii garawe 2012 ee qeexayay in aan nidaamkaan  Somalida wax loogu qaybin.

Ku , Madaxwaynayaasha   Jubaland iyo Puntland

Ku, Madaxwayne kuxigeenada  Jubaland iyo Puntland

Ku, Gudoomiyaasha baarlamanka ee Puntland iyo Jubaland

Ku, Gudiga fulinta ee lanada dawlad goboleed Puntland iyo Jubland

Ku, Isamada Puntland iyo Jubland

Ku, Shacabka Puntland iyo Jubland

Ku, Haweenka Puntland iyo Jubaland

Ku, Aqoonyahanka Jubaland iyo Puntland

 

Jaaliyaduhu waxay si buuxda u taageerayaan  heshiiskii garawe international communitigu


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles