Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Marxuumad Faadumo Ahmed Maxamed (Dabey). 23/01/2016 Magaalada Garoowe,

$
0
0


Inaa Lilah wa inaa ileeyhi rajicuun.

Waxaa 23/01/2016, magaalada Garoowe ku geeri yootay hooyo Faadumo Ahmed Maxamed (Dabey).

Waxaan ilahay ugaa baryeynaa in uu janadii ka waraebiyo. Anagana samir iyo iimaan aamiin.

Tacida waxaa diraya dhemaan reer Maxamed Adan (Sadexle) meelkasta oo ay joogaan, iyo caruurtooda iyo asxaebtooda, waxay u dirayaen dhmaan reer (Dabey) iyo eheladooda iyo ilma Ahmed Barre Musse.

Xaawo Ahmed Barre (Xaawo Dheer) iyo odageeda Cabdijabriil Xasaan, iyo caruurtooda.

Cabdisahid Ahmed Barre iyo xaaskiisa, iyo caruutooda.

Shukri Ahmed Barre iyo caruurteeda.

Ubax Cali Cabdille Cade iyo caruutooda.

Dhanaab Eheladooda meel kasta oo ay joogan, waxayha eebe uga baryayaan in uu janadii Fardowsa ka waraabiyo. Ehelkii iyo qaraabadii ay ka tag tayna uu samir iyo iiman ka siiyo Aamiin Aamiin.

Jaaliyada Puntland ee Copenhahen ayaa iyana u tacsiyeynaya CabdiSaahid Axmed Barre geerida ku timid Hooyadiis.

Illaahay janadii haka waraabiyo Marxuumada.

Aaaamiiin Aaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles