Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Xalay wuxuu khadka Teleefoonka kula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ee Qurbaha, Madaxweynaha oo khadka teleefoonka marti ugu ahaa Golaha 1960 ayaa Qurba joogta wuxuu siiyey warbixin guud.
↧
Dhagayso : – Madaxweyne Gaas oo xalay la hadlay Qurba joogta Somaaliyeed
↧