Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

RUGTA CAAFIMAADKA DR.CUSMAAN EE DALKA JARMALKA OO SOO BANDHIGTAY LIIS CUSUB DAWOOYINKA AY DHOOFIYAAN

$
0
0

Liis cusub oo Dawooyinka la dhoofiyo ah (Export Medicin List) ayaa hada Dr.Cusmaan soo bandhigay Dec.2015 hoos kala deg

Dr. Cusmaan

NB:to  Ganacsatada Dawooyinka.. Liiska Dawooyinka iyo sidaad usoo dalbaneysaan meesha u hooseysa ka eeg

Dr Cusmaan waa Dhakhtar Soomaaliyeed oo kamid ah Dhakhaatiirta ugu caansan Wadanka Jarmalka aadkana loo tixgaliyo shaqdiisa,Jarmalka wuxuu ku noolyahay 40 sano, Wuxuu kamid yahay Dhakhaatiirta Jarmalka oo Dadka Jarmalku aadka ugu kalsoon yihiin, Hadaba Hadaad heleyso dhakhtar soomaali kugula hadlaya kana Xirfad badan dhalhaatiir babadan oo ku nool Jarmalka maxaad maxaad ka dooneysaa dhakhtar aadanba ka dhaadhicin karin cudurka ku haya.

Dr. Cusmaan wuxuu Rugtiisa Caafimaadka oo Yurub oo dhan looga yimaado kusoo kordhiyey Xafiis cusub oo beec geeya dawooyinka kasoo ganacsatada Soomaaliyeed ee ka ganacsada Dawada u sahlaya iney helaan dawooyin casri ah oo qiimo jaban, Waad soo dalbaneysaa waana kuu keeneynaa, Dawadaan waa tan laga isticmaalo dalka Jarmalka ma ahan dawooyinka aan tayada lahayn ee ay Wadamada horumaray ugu tala galeen dunida sadexaad, Dawadaan waa mid tayo sareysa oo waliba gaarantii leh.


Liiska cusub ee Dawooyinka loogu talagalay Dhoofinta (New Export Medicin List) Halkaan kala deg liiskoo PDF file ah…

Hadaba lasoo xiriir Dr. Osmaan ciwaanku waakan hoose

Cinwaanka

 Germany:
 Praxis Dr. Osman
Holzstr1
45661 Recklinghausen
 
Tel.: 0049 236171710
Fax: 0049 2361374011

E-Mail: dr.osman_abdullahi@yahoo.de
Working hours:

Monday to  Friday: 8 am – 6 pm
 

Note: Before you leave ……..
Dr-Cusmaan-22

Liiska oo dhamaystiran Dawo noocwalba Riix hoos

Liiska Dawooyinka ka eeg halkaan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles