Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin Marwada Kowaad ee Puntland oo la kulantay Wasaarada Arimaha Dibada Norway(Sawiro)

Marwada Kowaad ee Puntland Marwo Hodan Saciid Ciise oo ay weheliso Wasiiradii hore ee Arimaha Bulshada Dowlada Federaalka Marwo Faadumo Qaasim oo Safar Shaqo u jooga Norway ayaa waxay Shalay oo Arbaco ah waxay la kulmeen Wasaarada Arimaha Dibada Norway.

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Wasaarada ee Magaalada Oslo ayaa waxaa laga wada hadley Sidui Norway ay u kordhin lahayd kaalmeynta Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

Marwo Hodan ayaa Wasaarada siisay warbixin ku saabsan Xaalada Puntland.

Dowlada Norway iyi Wagdiga Soomaaliya waxay kawada hadleen Horumarinta iyo dhisida Hay’adaha Dowliga, Dowlad wanaaga, Waxbarashada iyo Horumarinta Dhalinyarada.

Norway Waxay balan qaadey iney ka qayb qaadan doonaan Dib u dhiska iyo Horumarinta Soomaaliya.

Puntlandi.com
Image may be NSFW.
Clik here to view.
image-a78b56387c80bb4188ecc98da5cd845a09ea3dfa15f16f9ac7f64eeb93676ad0-V

Image may be NSFW.
Clik here to view.
image-a78b56387c80bb4188ecc98da5cd845a09ea3dfa15f16f9ac7f64eeb93676ad0-V


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles