Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Marwada Kowaad ee Puntland oo safar shaqo ku joogta Norway lana kulantay Wasaarada Arimaha Dibada Norway

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_3382-1
Marwada Kowaad ee Puntland Marwo Hodan Siciid Ciise oo casumaad rasmi ah ka heshay Norway ayaa waxay la kulantay Wasaarada Arimaha Dibada Norway Qaynta qaabilsan Siyaasada Afrika.

Marka lagasoo tago kulanka Wasaarada Arimaha Dibada waxay Marwo Hodan Siciid Ciise oo maalmahaan safar shaqo ku joogta Norway ay kulan ay kala hadlayso Norway Arimaha Soomaaliya ay la qaadatay Masuuliyiin mug wayn ku leh Siyaasiyiinta Norway.

Kulanka waxaa ku wehelliya Wasiiradii hore ee Waxbarashada Dowlada Federaalka iyo Siyaasiyiin kale.

Faahfaahinta iyo Sawiradaba kala soco wararkayaga dambe.

Puntlandi.com
Norway


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles