Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Bile Nuur oo ka mid ah Dhawaca Hotel Suxufi

Image may be NSFW.
Clik here to view.
breaking-nes-150x63 (1)
Weerarkii saaka aroortii lagu qaadey Hotel suxufi isla markaasna wali aan lasoo af jarin ayaa dhawaca laga badbaadshay ilaa hada Waxaa ku jira Wasiiru DowlahaWasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullahi Bile Nuur oo isla markaasna ah Xildhibaanada Federaalka ee lagasoo doortey Puntland.

Howlwadeenada Puntlandi oo xiriir lasameeyey Isbitaalka lagu daweynayo Wasiirka ayaa soo ogaadey in Wasiirka dhawac soo gaaray hadana la daweynayo laakiin dhakhaatiirtu way ka gaabsadeen iney nasiiyaan tafaasiil intaa ka badan.

Ilaa hada dadka ku waxyeeloobey weerarkaas wasiirkaan oo qura ayaa reer Puntland ku jira inta aan ka war hayno.

Puntlandi.com
Miqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles