Dhagayso Oday Axmed Diiriye iyo Indhacade khiyaanadii iyo shirqoolkii ay u dhigeen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha.
Shir ay isugu yimaadeen Odoyaasha Beesha Habar Gidir ayey afka furteen Odoyaashu waxay ka Warbixiyeen Hadalkii dhex maray iyaga iyo Madaxweynuhu.