Jaaliyada Puntland ee Waq
ooyiga Denmark Waxay si tiiraanyo xambaarsan uga tacsiyeynayaan Geerida ku timid Alla naxariistiisa ha ka waraabiyee Xaaji Muuse Xaaji Maxamed Bilcil oo maanta oo axada 11 oktoobar 2015 ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Waxaan illaahay uga baryaynaa Marxuumka jano waarta iyo dambi dhaaf.
Waxaa Tacsida si gaara loogu dirayaa Liibaan Muuse, Nimca Muuse iyo Ayaanle oo Jaaliyada ka tirsan geerida ku timid Aabohood.
Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Puntlandi ayaa si gaara uga tacsiyeynaya geerida Xasji Muuse.
Caruurtiisii, Ehelkii iyo Qaraabada Alla samir haka siiyo.
Aaaamiin Aaamiin