College ku yaal Magaalada Roseburg ee Gobolka Oregon Wadanka Maraykanka ayaa Xabado uu furay qof aan ilaa hada la cadeyn ayaa waxaa ku dhintey 10 Qof oo ardey u badan waxaana dhawac ah 20 Qof.
Sida Puntlandi warka ku helay ilaa hada lama oga in Soomaali ay ku jiraan dadka waxyeeladu soo gaartay iyo in kale.
Sida laga soo Xogtay Bileyska Qofka Falkaan getstay waxaa loo badinayaa Ardey ka tirsanaa Koleejka.
Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com
Puntlandi.com
USA@puntlandi.com