Image may be NSFW.
Clik here to view.Gudoomiyihii Gobolka Mudug Cabdulqaadir Shire Faarax ayaa xilka iska casilay sida Puntlandi warka ku heleen.
Gudoomiye Cabdulqaadir ayaa xilka hayay mudo shan bimood ku dhow kadib markii xilkaas uu Madaxweyne Gaas ka qaadey Maxamed Yusuf tigay.
Gudoomiyuhu ma uusan carabaabin sababta uu isu casilay wuxuuse sheegay in Madaxweynuhu uu ka aqbalay iscasilaadiisa.
Puntlandi
Gaalkacyo