Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xafladii Caleema saarka Madaxweyne Axmed oo si rasmi ah u socota

$
0
0

Inkastoo wakhti yar dib udhac ku yimid hadana Xafladu sidii la qorsheynayay ayay ku bilaabatay waxaana hada socda khudbadihii Masuuliyiinta kasoo qayb galay, waxaa aad loo amaaney horumarka muuqda ee Jubbaland hiigsatey iyo sida ay uga go’antahay inay gaaraan meeshey hiigsanayaan.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo soo daahay ayaa mudo la sugayay, laakiin hada xafladu si caadi ah ayay u socotaa..


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles