Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu cadeeyey in 10 Xildhibaan oo cusub lagu kordhiyey tirada Xildhibaanada Jubbaland oo horey u ahayd 75 Xiædhibaan, tirada cusubna noqoneyso marka lagu daro tobanka cusub isugayn 85 Xildhibaan.
Madaxweyne Axmed Madoobe isagoo xeerinaya nabadeynta Jubbaland iyo Wadatashi uu la sameeyey Odoyaasha dhaqanka ayuu talaabadaan qaadey.
hoos ka eeg warsaxaafadeedka
Mobil hadaad isticmaalayso riix Warsaxaafadeedka korkiisa