Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wararkii ugu dambeeyey Doorashada Gudoomiyaha Garowe, Yaa ugu cadcad

$
0
0

Golaha Cusub ee Deegaanka Garowe ayaa maanta waxay iska dhex dooranayaan Guddoomiye iyo ku xigeen  iyadoo Lixda Musharax ee tartamaya ay laba kamid ah ugu cadcad yihiin, Sida Puntlandi warka ku hayo.

Musharixiinta Tartamaya waxay kala yihiin.

1–Axmed Siciid Geelle(Shoodhe)

2–Cawil Sheekh Xaamud,

3–Xasan Maxamed Ciise “Xasan Goodir”,

4– Suhuur Xaashi Maxamed,

5– Maxamed Jaamac Sooyaan,

6– Mahad Maxamed Gaalaco

Howlwadeenada Puntlandi oo siyaabo kala duwan ula hadley Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka ayaa soo helay in ilaa hada ay u cadcad yihiin labada Musharax ee kala ah Axmed Shoodhe iyo Cawil Sheikh.

Waxaana aad loo hadal hayaa Axmed Shoodhe oo iminka si kumeel gaar ah u haya Xilka loo tartamayo.

Kala soco Puntlandi Sida Doorashadu u dhavdo iyo natiijada.

Puntlandi
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles