Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Suldaan Xaaji Cali Baale oo kamid ah Isimada Puntland ayaa si diiran loogusoo dhaweyey Norway, Jaaliyada ayaa xaflad soo dhaweyn ah waxay u sameeyeen Suldaanka, Xafladsoo si heer sare ah loosoo agaasimay.
Dhinaca kalena Suldaan Cabdiqani ayaa Jaaliyada uga warbixiyey Xaalada Soomaaliya marayso isagoo, wuxuu kaloo jaaliyada siiyay warbixin guud oo ku saabsan Puntland iyo horumarka ka socda. marayo isagoo Jaaliyada Puntland ee Norway uga Mahad celiyey soo dhaweyntaas quruxda badan ee ay usameeyeen.