Warbaahinta Puntlandi ayaa helay Ducomentiska ay maanta gudbinayaan Villa Somaaliya,kasoo ay usoo bandhigi doonto shirka saaka Ka furmay Xalane ee magaalada Muqdisho
Waraaqaha waxaa ku qoran istaraajiyada ay usoo diyaarsheen inay doorasho uga dhacayso Soomaaliya 2016-ka iyagoo qoraalka ku sheegaya in dhamaan qaybaha Siyaasadda Soomaaliya ay isku raaceen Qorshahaan.
Waxay ku sheegayaan Qoraalka in Maamul Goboleedyada Dalka iyo Dowlada Federaalku ka mideysan yihiin Qorshahaan.
Qoraalkaan waxaa soo diyaaryey wiilasha Villa Soomaalia.