Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tscsi — Marxuum Cumar Yuusuf (Cumar Siyo) oo Copenhegan Denmark ku geeriyoodey

$
0
0

tacsiiAlla Naxariistii jano haka waraabiyee Waxaa Isbitaal ku yaal Copenhegan ku geeriyoodey Cumar Yusuf oo ku magac dheeraa Cumar Zio.

Waxaa lagu wargalinayaa geerida Marxuumka guud ahaan Ehelka meel walboo ay joogaan.

Marxuumka waxaan illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aamiin Aaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles