Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING NEWS–Jubaland oo ku gacan sayrtey Madaxweyne Xasan Shiekh iyo Xasan oo Xanaaq uga dhoofey Kismaayo

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ku hungoobey safarkiisii Kismaayo ka dib markii wadahadaladii Xalay ilaa saaka ay guul daro ku dhamaadeen.

Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu si cad u diidey in Jubaland ka qayb gasho shirka Muqdisho arintaanoo madaxweyne Xasan uu geed dheer u fuulay inuu Axmed madoobe ka dhaadhiciyo kasoo qayb galka shirka 29 luuliyo ka dhacaya Xalane.

Xasan Sheikh wuxuu kaloo damcey inuu la kulmo Baarlamaanka Jubaland balse waxaa kulankaas qaadacay Xildhibaanada Jubaland oo diidey iney si gaara ula kulmaan.

Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu saaka ka dhoofey Kismaayo isagoo Xanaaqsan kana xun wax yaabuhuu kala kulmey Kismaayo.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles