Tacsi
DHammaan dadkaa hoos ku xusan oo ku kala nool Soomaaliya, Kanada, Maraykanka, iyo Ingiriiska waxay iyagoo ka tiiraanyeysan geeridii ku timid Marxuum Aabbe Jaamac Axmed Max’ed (Been-Jarre), oo maalinimmadii Arbacadii oo ay bishan Juun ahayd 10ka sanadkan 2015 ku geeriyooday magaallada Toronto ee dalka Kanada, ay halkaan tacsi uga dirayaan dhammaan iIlmo Jaamac Axmed meel kasta oo ay jaagaanba iyo hooyadood Marwo Maryan Yuusuf, waxay tacsi taas la mid ah u dirayaan dhammaan qoysaska ilmo Jaamac Axmed iyo caruuraha uu marxuumka awoowaha u ahaa, waxayna Alle uga baryayaan Marxuumka inuu danbigiisii mid hore iyo mid dambaba cafiyo jannadiisana ugu bishaareeyo, intii uu ka baxayna sabur iyo iimaan qalbigooda ku sugo”Aammiin”…..
1.Hooyo Khadiijo Xaaji Cali Mire.
2.Zahra Xaashi Wayrax iyo odaygeeda Max’ed Soomaali
3.Saciido Xaashi Wayrax iyo odaygeeda Axmed Jaamac
4.Max’ed Xaashi Wayrax iyo xaaskiisa
5.Cabdi-Rashiid Xaashi Wayrax iyo xaaskiisa Farxiyo Axmed Caynab.
6.Hooyo Xaawo Cali Qawle.
7.Hooyo Diib Axmed SHiikh-doon
8.Cabdi-Razaaq Xaashi Wayax iyo xaaskiisa SHukri Jaamac
9.Cabdullaahi Xaashi Wayrax iyo xaaskiisa Saciido Abuukar.
10.Roodo Xaashi Wayrax iyo odaygeeda Mukhtaar Max’ud
11.Idil Xaashi Wayrax iyo odaygeeda Axmed-Yaasiin Max’ed
12.Xaawo Aw-Faarax iyo odaygeeda Yaasiin Abuukar Max’ud
13.Maryan Aw-Faarax iyo
14.Xaawo Xaaji Xaashi