Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku Socda Jaaliyada Puntland ee Scandinavianka+Finland ” Xaflada Soo dhaweynta Wasiir Cali Xaaji ee Gothenborg Sweden”

$
0
0

Waxaa Jaaliyaddaha Gothenburg, Sweden, Finland, Norway iyo Denmark loogu bishaaraynayaa inay kasoo qaybgalaan shirwayne uu marti inoogu yahay Wasiirka waxbarashada dawladda Puntland, kaas oo ka dicidoona magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden 13.6.2015, 16:00 – 22:00.

Dr Ali
Dr Ali


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles