Nuuradiin Aaden Diirie oo ah senior advisor of the special representative of united nations secretary general on somalia, oo macneheedu yahay la taliyaha sare ee Nicolas Kay iyo Xafiiska UNSOM wakiilka gaarka ah ee Xogayaha guud ee qaramada midoobay uqaabilsan Soomaaliya.
wuxuuna Nuuradiin hada ka tirsan yahay TEAM ka Qaramada Midoobey ee uu hagaamiyo Nicolas Kay.
Nicolas Kay ayaa Nuuradiin u wakiishey inuu Xafiiskiisa matalo shirka Wadahadalka Jubaland iyo Dowlada Federaalka ee ka socda Adis ababa.
Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya iyo labo xubnood oo kale waxay matalayaan IGAD, Nuuradiin Aaden Diiriye wuxuu Matalayaa oo wakiil u yahay UNSOM, Afartaan masuul ayaa ukala dabqaadaya Jubalan iyo DF.
wadahadalada ayaa lagu wadaa in Galabtacay mar kale ka bilowdaan Adis ababa.
puntlandi.com
Adis abeba