Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa safar gaaban ku aadi doona Dalka Joordan sida Puntlandi ay u xaqiijiyeen Ilo lagu kalsoonaan karo.
Xassan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu maanta u duulo Dalka Joordan,waxaana raaci doona Wafdi ka tirsan Dawlada Federaalka.
Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa kaga qayb galaya Kulan Carbeed halkaas ka dhacaya,waxaana Safarku uu qayb ka yahay Safarada inta badan Madaxda Federaaku ay ugu baxaan dibada.
www.puntlandi.com.