Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Wasiir Cali Xaaji oo si faahfaahsan u sharaxaya waxyaabihii looga wada hadley kulankii Puntland iyo Dowlada Federaalka iyo waliba arimah Gobolada dhexe

$
0
0

Wasiirka Waxbarashada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame oo Waraysi siiyey Radio Daljir ayaa si qodo dheer uga warbixiyey Wadahadalkii Garowe ku dhexmaray Dowlada Puntland iyo Dowlafa Federaalka bishaan April kasoo lagasoo saarey Warmurtiyeed.

Wasiirku wuxuu kaloo sharaxaad buuxda ka bixinayaa Maamul u sameynta Gobolada dhexe.

Hoos ka dhagayso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles