Jaaliyada Puntland ee Dalka Switzerland ayaa Barnaamij baroordiiq ah u sameeyey Alla naxariistii haka waraabiyee Marxuum Ambasador Yusuf Ismaaciil Bare Bare.
Barnaamika oo ay hogaamineysay Gudomayaha Jaaliyada Puntland ee waddanka Switzerland Fartuun Abdirsaq Hirsi ayaa loogu tacsi yeeyey Marxuumka iyagoo Dibna isu xasuusiyey shaqadii uu Qaranka iyo Puntland usoo qabtay.
Jaaliyada waxay kaloo tacsi u direen Madaxweynihii hore ee Puntland DR. Faroole iyo Qoyskiisa geeridii ku timid Xaaskii ski.
Waxayna labada Marxuum illaahay uga Bayryeen jano waarta iyo dambi dhaaf