Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilaahi Raajicuun;
Anagoo Ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee New Zealand (New Zealand Somali community )waxaan halkaan Tacsi uga direenaa Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud (Faroole); carruurta, eheleda, Qaraabada, iyo Ummadda Reer Puntland guud ahaan- geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid Murwo Aamina Abiib oo ahayd Xaaskii Dr. Faroole oo 8dii Abriil 2015 lagu aasay magaalada Garowe.
Marxuumadda waxaan Allaah uga baryaynaa inuu Jannada ku abaal mariyo; qoyska Reer Cabdiraxmaan iyo inta kale oo ay kaalinta ku bannaysayna uu sabir iyo iimaan ka siiyo Inshalah.
Mahad Mohamed Warsame
Cumar saciid Hirsi
Huseen Ali Salaad
Mohamed Hirsi
Abdulahi Ismail Botan
Abdiasis Saciid Musse
Salah Diiriye farah
Cumar Said isse Warare
Cumar Cabdisamed yusuf
Maxamud Cabdulkhadir Dacar
Sharmarke Elmi
Cabdi Baayir
Yusuf Gaawido
Mohamed Khalif (Cagafares )
Mohamed Cabdi Jama (Afey)
Ismail Gamadid