Heshiiskii maanta ay wada gaareen Dowlada Federaalka iyo dowlada Jubaland ayaa burburey ka dib markii Madaxweyne Xasan Sheikh uu si deg deg ah ugu dhoofey Muqdisho isagoon saxiixin heshiika wuxuuna la yimid sharuudo hor leh, Heshiiska ayaa lagu wadey in galabta la saxiixeo lakiin Wakiiladii Dowlada federaalka ee Madaxweynuhu uu uga tagay dhameystirka heshiiska ayaa diidey Heshiiskii.
Wafdigii jubaland waxay hada la casheynayaa Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalidda oo caawa Casho u sameeyey
Burburka Heshiiska ayaa ahaa mid uu Madaxweyne Xasan Sheikh ka dambeeyey, iyadoo Wakiiladii IGAD ay aad uga xumaadeen arinta dhacdey iyo qar iska xoorka madaxweyne Xasan Sheekh.
Faahfaahinta Warka iyo wareysi ku sabsan heshiiks Burburey goor dhow naga filo.
Puntlandi.com
Adis Ababa