Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ismaaciil Aaden Diriye oo loo magacaabey Wasiiru Dowlaha Maaliyada ee Koonfur Galbeed Soomaaliya

$
0
0

ismaaciil
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aaden ayaa Wasiiru Dowlaha Maaliyada u Magacaabey Ismaaciil Aaden Diiriye.

Magacaabista Wasiirkaan cusub ayaa timid ka dib markii cadaadis badan ku yimid Madaxweyne Shariif Xasan oo golihiisa Wasiirada ka qadiyey Shacabka loo yaqaan Buraashadley Ee asal ahaan kasoo jeeda Puntland oo deegaan badan ku leh Gobolada Bay iyo Bakool.

Ismaaciil Aaden Diiriye Wuxuu horey usoo noqdey Agaasimaha Hay’ada Daryeelka Puntland Xukuumadii Madaxweyne Faroole.

Ismaaciil Aabihiis Aaden Diireye wuxuu barisamaadkii ahaa xildhibaan lagasoo dooran jirey Gobolka Bakool.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles