Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Islaan Bashiir oo ka tacsiyeeyey Geeridii Suldaan C/qaadir Suldaan Cali

$
0
0

islaankaInnaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaan ka tacsiyaynayaa dhimashadii maanta ka dhacday Hotel Central ee magaalada Muqdisho, ka dib Qarax ka dhacay oo ay ku dhinten dad badan waxaan halkaan tacsi gaar ah uga dirayaa Eheladii iyo dhamaa beelweyntii uu Suldaanka u ahaa Allaha u naxariistee Suldaan C/qaadir Suldaan Cali Suldan Yaasiin Keenadiid oo ka mid ahaa Issimada deegaanada Puntland oo ku dhintay qaraxii ka dhacay saaka Hotel Central ee magaalada Muqdisho.

Islaan Bashiir Islaan Abdulle ayaa waxaa kale oo uu tacsi u diray eheladii iyo qoyskii ay ka geeriyoodeen Cabdishakuur Mire Aadan , Xildhibaanadii Iyo dhamaan Shacabkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho.

Allaah ha u Naxariisto Dhammaantood Ehelkoodana Allaah Samir iyo Iimaan haka siiyo Innaa Lilla


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles