Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Qaramada Midoobey oo beenisey warar sheegayay in Diyaarad QM leeyihiin ay ku burburtey Soomaaliya

$
0
0

2015-02-17 11.20.15
Qaramada Midoobey ayaa sheegtey in aysan jirin Diyaarad ay leeyihiin oo ku burburtey Soomaaliya,xilli ay jireen Warar la baahiyey oo sheegaya in Diyaarad ay Qaramada Midoobey leeyihiin ama u shaqaynaysay ay ku burburtey Soomaaliya.

Sida ay Puntlandi kasoo xigteen Saraakiil ka tirsan Xafiiska UNSOM dhamaan Diyaaradaha UN-ka ee ka howlgala Soomaaliya oo tiradooda dib loogu noqday ayaa natiijada kaso baxday ay noqotay inaysan jirin Diyaarad ka maqan Qaramada Mdioobay.

Qaar ka mid ah Saxaafadaha Soomaalida ayaa baahiyey wararkaan been abuurka ah iyadoo qaarkoodna ay hada ka laabteen wararkaas ay daabeceen ka dib markii ay ogaadeen inay yihiin warar aan sal iyo raad lahayn.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles