Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Booliska Denmark oo toogtey Nin ay ku sheegeen inuu yahay ninkii Shalay Galab Rasaasta ku furey Hool lagu shiro

Image may be NSFW.
Clik here to view.
OK-politi-krystalgade
Magaalada Copenhegan ee Dalka Denmark ayaa Shalay oo sabti ahayd abaarihii 3 Galabnimo uu nin hubeysabn Rasaas ooda uga qaadey goob uu ku sugnaa Kartoonistaha lagu magacaabo Lars Vilks oo dhashey Dalka Sweden.

Weerarkaas waxaa ku dhintey Nin Rayid ah waxaana ku dhaawacmey 4 Boolis ah oo dhawac fudud soo gaaray.

Ninka weerarka geystey oo wajiga soo duubtey wuxuu ka baxsadey goobta falku ka dhacay inkastoo sacado kadib ay bileysku heleen gaarigii uu watey oo uu meel codla ah oo Xaafado dhexdooda uu uga tagay.

Ciidanka amaanka Denmark ayaa weerarka durbadiiba waxay ku tilmaameen weerar Argagixiso waxaana sare loo qaadey amaanka Dalka guud ahaan iyadoo durba la howl galiyey Boolisja iyo Sirdoonka Dalka.

Maxaa Xalay dhacay.

Saaka Aroortii (Axad) ayaa rasaas waxay ka dhacdey Goobta Tareenada laga raaco ee Xaafada ajnabigu ku badsn yagay Magaalada Copenhegan , sida ay Bileysku sheegeen waxaa goobtaa ku dhintey qof rayid ah dhowr kalana waa dhawacmeen.

Bileysku waxay sheegeen iney weerareen ninkii Shalay galab weerarka geystey ayna isla goobta ku diledn ka dib markuu rasaas kusoo furay Boiska.

Ilaa hada Boolisku ma aysan shaacin Dalka uu u dhashey ninkaan.

laakiin Saxaafada Denmark waxay sheegeen inuu Carab yahay.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
8301450-denmark-crime-cafe-shots

Image may be NSFW.
Clik here to view.
politi skudt
Image may be NSFW.
Clik here to view.
4321-cC2avD1n9c6YM0W8_w65Zw


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles