XAFLADDA SOO DHAWEYNTA BOQORKA EE BIRMINGHAM-UK
Ogaysiis ku socda Reer UK ” Xaflad lagusoo dhaweynayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Birmingham ka dhacaysa”
XAFLADDA SOO DHAWEYNTA BOQORKA EE Birmingham UK
Dhamaan Jaaliyada Soomalida ee ku nool dalka UK gaar ahaan magaalada Birmingham iyo magaalooyinka u dhow-dhow waxaa la ogeysiinayaa si xushmad ku jirtana looga codsanaya inay kasoo qayb-galaan Xaflada soo dhoweynta Boqor Burhan Boqor Muuse oo Birmingham lagu qabanayo.
Date: 13-02-15
Saacada: 18:30 Fiidnimo.
Al-miraj Hall
ADDRESS
11-29 wordwoth Road
Birmingham, west-midlands.
B10 0ED
Faah-faahin dheeri ah fadlan kala xidhiidh
Tell: 07847628090 / 07947180998