Sida lagasoo xigtey goor dhaweyd Hay’ada Qaxotiga ee Qaramada Midoobey UNHCR Waxaa bada Mediterranean ku dhintey muhaajiriin gaaraya 200 qof oo isugu jira rag, Dumar iyo Caruur.
UNHCR waxay sheegtey in Tahriibayaashaas ay geeriyoodeen oo badu cuntey.
Illaa hada macada Wadamada ay u dhasheen tahriibayaalku iyo in Soomaali ku jirto iyo in kale
Wariye Madaxbanaan oo ku suga Dalka Talyaaniga hadana si kumeelgaara ula shaqaynaya Puntlandi ayaa ku mashquulsan baaritaan ku saabsan in Soomaali ku jorto dadka dhintey.
Kala soco Puntlandi.com
Puntlandi.com
RomTalyaaniga