Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa maanta Qado sharaf u Sameeyey Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Qadada kadib ayaa Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid iyo Madaxweyne Xasan Sheikh ay kulan wada jir ah la qaateen Masuuliyiintaan.
Waxaa laga wada hadley Mustuqbalka dalka iyo geedisocodka Dowladnimada.