Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha DF ayaa gaarey Adis ababa si uu uga qayb galo shirka hogaamiyayaasha Afrika

$
0
0

XasanMadaxweynaha Dowlada Federaalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya Shirka Midowga Afrika uga furmaya Magaalada Adis ababa.

Afhayeenka Madaxtooyada Da’ud Aweys ayaa yiri “Maadaxweynaha oo wafdigiisa ay ku wehliyaan mas’uuliyiin sare oo dowladda ka ayaa shirka Midowga Afrika ka sokow la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda Afrika qaarkood, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyo diblomaasiyiin kale oo shirka ka qeybgalaya.”

Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Xubno ka tirsan Xafiiskiisa.

Shirka Midowga Afrika ayaa looga hadlayaa Xaaladaha Wadamada Afrika, Soomaaliyana waa looga hadlayaa.

Puntlandi.com
Addis Ababa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles