Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Deg Deg — Baarlamanka oo aqbalay codsigii Raysal wasaaraha

$
0
0

Cumar-CC-SharmaakeKulankii maanta oo sabti ah ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ayaa loogu qaybiyey Warqad uu soo qorey Raysal wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake taasoo uu ku wargalinayay Baarlamaanka inuu kala direy xukuumadiisii isla markaasna uu codsanayo in lasiiyo 14 maalmood oo uu kusoo dhiso Xukuumad cusub.

Dood dheer oo ay Xildhibaanadu ka yeesheen codsiga Raysal wasaaraha ka dib waxay ansixiyeen Codsigii wwaxayna Raysal wasaaraha siiyeen 14 cisho oo uu kusoo dhiso Xukuumad cusub.

Hoos ka akhriso Warqadii Raysal wasaaraha

PM-Warqada


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles