$ 0 0 Ergayga gaarka ah ee Urur Gobileedka IGAD Ambassador Maxamed Cabdi Afey ayaa soo dhaweeyey Xukuumada uu soo dhisay Raysal wasaare Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake. Xukuumada Raysal wasaaruhu soo dhisay ayaa la filayaa in Baarlamaanku uu ansixiyo dhowaan. http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2015/01/18ebcf1b-93d9-434f-856c-5a8c9e9cc3b2.mp3