innaaa lillaahi wa innaa ilaahi raajucuun
Waxaa magaalada JEDDEH ee dal Sacuudi caraabiya ku geeriyooday Taariikhdu markay ahayd 5ta bishaan jannaayo ilaahay ha u raxmee Mohamed Skekh Nuur Mohamed, Waxaa marxuumka Illahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.
waxaan halkaan tacsi tiiraanya leh gaarsiinayaa xaaskii uu ka geeriyooday allha u naxariistee marxuumku CANAB Geelle Mohamed /Kaneec carruuteeda iyo Reer sheikh nuur meel ay joogaanba iyo ilm Geelle Mohamed kaneec dadkaas oo kal jooga dinida daafaheeda waxaan idin leeyahay ilaaheen samir iyo iimaan haynaga siiyo issagana ilheen waxaan uga baryaynaa in uu jannadii ka waraabiyo Aamiin Aamiin
Waxaa Qoray tacsida Cabdixaliim Maxamed Cali Ilweyn.