Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo horumarka ay Gaalkacyo ku talaabsatey

$
0
0

Magaalada Gaalkacyo ee Caasimada Gobolka Mudug waa Magaalo qadiimi ah ayna degan yihiin Boqolaal kun oo Qof.

85% Dadka Magaalada degan waa Dad reer Puntland ah, Halka 10% ay kasoo jeedaan beesha Galmudug.

Horumarka Gaalkacyo waa mid xawaaro ku socda sanadahaan dambe, waxaana magaalada kusoo badanaya shirkadaha dhismaha oo qalab casriyaysan wata.

Dhinaca amaanka waxaa magaalada kusoo kordhey bilahaan dambe Ciidan dharcad ah oo lagu badalay Ciidankii labisnaa darayska ciidanka kuwasoo si hoose u qalabaysan.

Hoos ka daawo Bilicda Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles