Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ciidamo Beeleed huwan magaca Dowlada iyo Ehlu Suna Waljameeca oo ku Dagaalamaya Dhuusamareeb

$
0
0

Ciidamo Beeleed ku dagaal galaya Magaca Ciidanka Dowlada Federaalka iyo Ciidanka Ehlu Suna Waljameeca ayaa ku dagaalamaya gacan ku heynta Degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

Wariye Madaxbanaan oo deegaankaas ugasoo waramaya Puntlandi ayaa sheegaya In Ciidanka huwan Shaarka Dowlada Federaalku ay dagaal qorsheysan kusoo qaadeen Xooga Culumo’awdiinka Ehlusuna oo sanadihii dambe awood ku lahaa deegaanka.

Khasaaraha iyo cida ku gacan sareysa illaa hada lama xaqiijin karo.

Wixii kasoo kordha kala soco puntlandi.com

Puntlandi.com
GAALKACYO


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles