Hoolka jamacada PSU ayaa Maanta waxaa tababar looga bilaabay ardayada kasoo baxday dugsiyada sare Ee Puntland kuwaasoo Gaarayay ku dhawaad 200 ooardyad .Ujeedada Tababarkaan ayaa ahayd Ku Hogaaminta Ardayada ka soo baxdaydugsiyada sare Ee Puntland, Qaabka ay u shaqeeyaan Jaamacadahu ,iyo kalaTalinta Ardayada kuliyadaha ay doorayaan inay ka bartaan Jamacadaha .
Waxaana Kulankaan loo Qabtay Aradyada ka baxday dugsiyada sare waxaana sooQaban Qaabisay Jamacada PSU (Puntland State University) iyadoona ay ka sooQayb galeen Masuuliyiinta jamacada , Wasiir ku xigeenka wasaradawaxbarshada Jamac yaasiin Jamac, Agaasimaha Waaxda Tacliinta sare Cabdilaahi jamac, Aqoon yahano barayaal ka ah Jamacada dalka iyo dibada Macaliinta wax ka dhigta PSU iyo Aradayada Tababarka loo QabtayHormuudka Jamacada PSU (Puntland State University) Maxamuud shiikh Xaamudoo la Hadlayay ardyada ka soo baxday dugsiyada sare ayaa waxa uu Sheegay in Tababrkan uu yahay Mid ardyada looga faa,iidaynanayo Qaabka ay u shaqeeyeenjamacadaha iyo ku Hagida ardyada waxa ay jaamacaduhu kaga Gadisan yihiin Dugsiyada sare Iyo sidoo kale kala talinta ardayada kuliyadaha jamacadahaee ay danaynayanaan inay bartaan ,Waxaana Gudoomiyaha jamacada PSU uu ardayada wax Oga tilmaamay Qaabka ay jaamacadu u shaqayso.
Pro Daahir Mire Jibriil oo bare ka Ah dalka Maraykanka Hadalana ka soojeediyay Hoolka Jamacada PSU ayaa ardayada tababarka Maanta loo bilaabay usheegay inay Haystaan Jaanis fiican oo ah inay waxbarsho Jaamacadeed ay kuhaystaan Ciidooda Hooyo.
Wasiir ku xigeenka waxbarshada dawlada Puntland Jaamac Yaasiin Jamac oojamacada PSU Oga Mahad Celiyay duruusta ay Qaadan doonaan ardayadaan ayaawaxa uu ardayada kula dardaarmay inay ka faa,iidaystaan Casharadaan iyo inardeyda guul u tahay in ay dalka gudihiisa laga helayo jaamcado bixinayakuliyadaha qofku doonayo .
Tababarkan ayaa waxa uu socon doonaan Mudo labo Maalin ah ,Waxaana inta uusocdo ardyada looga ,faa,iidan doonaa oo Wax laga tusayaa Qaabka ay ushaqeeyaan Jaamacaduhu , Maadaama ay ardaydu u Gudbeen Marxalad Jaamacadeed.
Halkan ka dhagayso Warbixinta Cawil Caanoboore ka diyaarshey